Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta cod aqlabiyad leh kalsoonida ku siiyay Ra'iisal Wasaaraha cusub ee Soomaaliya Xasan Cali Kheyre oo 23-kii February uu u magacaabay Madaxweyne Maxamed Cabdullahi Farmaajo.
from VOA http://ift.tt/2m7opWX
via IFTTT
No comments:
Post a Comment