Sunday, March 5, 2017

Barnaamijka Wicitaanka: Guddiga Abaaraha

Abaaraha ka jira Somalia ayaa keenay dhimashada tiro ka badan 100 qof, sida uu shalay sheegay Ra'iisal Wasaaraha Somalia, Xasan Cali Kheyre, iyada oo jiraan dadaalo badan oo ay wadaan Guddiga Abaaraha iyo qaar ka mid ah bulshada Soomaalidu

from VOA http://ift.tt/2m837Xk
via IFTTT

No comments:

Post a Comment