Sunday, March 5, 2017

Puntland: Universal TV oo la Joojiyey

Maamulka Puntland ayaa maanta shaqadii ka joojiyay tilifishanka madaxa bannaan ee Universal, oo maamulku ku eedeeyay inuu ku kacay falal la isaga horkeenayo maamulka iyo shacabka, khalkhalna galiyay amniga Puntland.

from VOA http://ift.tt/2m88NAD
via IFTTT

No comments:

Post a Comment