Thursday, March 9, 2017

CIA-da oo ka Hadashay Dokumentiyadii WikiLeaks

Hay'adda ugu sarreysa sirdoonka Mareykanka ayaa si shaacsan uga hadashay dokumentiyadii ugu dambeeyey ee uu baahiyey website-ka siraha faafiya ee WikiLeaks, ayada ku digtay in dadka Mareykanka ay si aad ah uga walaacaan cawaaqibka ka dhalan kara.

from VOA http://ift.tt/2m3CVM2
via IFTTT

No comments:

Post a Comment