Deegaano ka tirsan gobollada Baay, Bakool iyo Shabeelaha Hoose ayaa sheegaya in saameynta abaaraha, gaar ahaan shuban biyood ay dad u dhimanayaan qaar kale oo badanna uu soo ritay. Sidoo kale, dad u dhimanaya shubanka iyo nafaqada darrada lala xiriiriyay abaarta ayaa laga soo sheegayaa deegaano hoose taga gobolada Hiiraan iyo Shabeelaha Dhexe. Wariyeyaasheenna Mukhtar Maxamed Catoosh iyo Xuseen Xassan Dhaqane ayaa warbixinadan kasoo diray magaalooyinka Baydhaba iyo Beledweyne.
from VOA http://ift.tt/2m3bYYJ
via IFTTT
Thursday, March 9, 2017
Cuduro la Xiriira Abaaraha oo Dad ku Dilay Somalia
Subscribe to:
Post Comments (Atom)
No comments:
Post a Comment