Gaadiid fara badan ayaa ku xaniban koontaroolka dhanka Koonfureed ee Magaalada Garoowe, halkaasi oo xalay ay la wareegeen ciidan gadoodsan oo ka tirsan kuwa Puntland. from VOA http://ift.tt/2mK036y via IFTTT
No comments:
Post a Comment