Thursday, March 9, 2017

Mareykanka oo Ciidamo Geeyey Syria

Ciidamada Mariinisika Mareykanka ayaa lagu daadgureeyey waqooyiga dalka Syria, si ay gacan uga gaystaan dagaalka la doonayo in magaalada Raqqa looga qabsado kooxda Daacish.

from VOA http://ift.tt/2n9kXJI
via IFTTT

No comments:

Post a Comment