Wednesday, March 8, 2017

Dad u Dhimanaya Cuduro Abaarta ka Dhashay

Hawlwadeeno caafimaad oo shalay booqday degmada Ceel-barde ee gobolka Bakool ayaa sheegay in maalin walba ay dad u dhintaan cuduro ay ka mid yihiin shuban biyoodku.

from VOA http://ift.tt/2n1tOjZ
via IFTTT

No comments:

Post a Comment