Ciidamada booliska ee magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa waxay maanta xireen waddooyinka magaaladaasi, kadib markii ay sameeyeen gadood la xiriira mushaar la'aan ay ciidamadaasi ka cabanayaan.
from VOA http://ift.tt/2lhcw1q
via IFTTT
No comments:
Post a Comment