Ra'iisul wasaaraha ayaa markii uu maanta xilka la wareegay sheegay in dowladda uu soo dhisi doono ay ahmiyadda koowaad siinayso sidii ay wax uga qaban lahayd abaaraha taagan qeybo ka tirsan Somalia. from VOA http://ift.tt/2md9ACi via IFTTT
No comments:
Post a Comment