Thursday, March 2, 2017

Macalimiin Laga Afduubtay Dhadhaab

Wararka ka imanaya xeryaha Dhadhaab ee dalka Kenya ayaa sheegaya in niman hubeysan ay afduubteen laba macalin oo ka mid ah macalimiinta wax ka dhigaya xerada Xagardheer.

from VOA http://ift.tt/2lhk3NX
via IFTTT

No comments:

Post a Comment