Wararka ka imanaya gobolka Jubbada Hoose ayaa sheegaya in saaka meel u dhow degmada Afmadow ay ka dhaceen dagaallo qaraar oo dhex maray ciidamada Kenya iyo maleeshiyada al-Shabaab. from VOA http://ift.tt/2miBhua via IFTTT
No comments:
Post a Comment