Ra'iisul wasaaraha ayaa sheegay in xukuumadda uu soo dhisi doono ay ahmiyad gaar ah siin doonto wax ka qabashada amni xumada dalka ka jirta, iyo waliba la dagaallanka musuq-maasuqa. from VOA http://ift.tt/2lx57qk via IFTTT
No comments:
Post a Comment