Xoogaga isku magacaabay ciidamada dimoqraadiga Suuriya ee uu taageero Mareykanka ayaa sheegay inay dib u bilaabeen howlgal ay doonayaan in ay kooxda Daacish kaga qabsadaan magaalada Raqqa, kadib hal todobaad oo ay hakad geliyeen.
from VOA http://ift.tt/2n4oqbv
via IFTTT
No comments:
Post a Comment