Qaar ka mid ah warbaahinta Mareykanka ayaa sheegay in agaasimaha hey'ada FBI-da Mareykanka James Comey uu weydiisan doono Waaxda Cadaaladda in ay si cad u diiddo eedeynta uu madaxweyne Donald Trump ku eedeeyey in madaxweyne Barack Obama uu dhageystay telefoonada Daarta Trump ee magaalada New York.
from VOA http://ift.tt/2mrsIg9
via IFTTT
No comments:
Post a Comment