Wednesday, March 8, 2017

Shiinaha oo u Digay Mareykanka iyo Korea-da-Waqooyi

Wasiirka arrimaha dibedda Shiinaha ayaa ka digay in Mareykanka iyo Korea-da Waqooyi ay ku dhow yihiin inay isku dhacaan, isaga oo tixraacaya xiisadda sii kordheysa eek a jirta jasiirad u yaalka Korea.

from VOA http://ift.tt/2mAO7Ui
via IFTTT

No comments:

Post a Comment