Tuesday, March 7, 2017

Jamhuuriga oo Soo Bandhigey Qorshaha Baddalka Obamacare

Xisbiga Jamhuuriga ayaa qaaday Isniintii tallabadii ugu horeysay ee Madaxweyne Donald Trump ka caawin doonta mid ka mid ah ballamihii uu ku galay olohihiisa doorashad ee ahayd inuu racfaan ka qaadanayo oo uu baddali doonana barnaamijka ceymiska caafimaad ee ObamaCare.

from VOA http://ift.tt/2mzAzIs
via IFTTT

No comments:

Post a Comment