Tuesday, March 7, 2017

Puntland: Maxkamad Xukun ku Riday 7 Qof

Maxakamadda Ciidamada Puntland ee magaalada Boosaaso ayaa maanta la soo taagay toddoba qof oo laba ka mid ah lagu xukumay dil toogasho ah.

from VOA http://ift.tt/2mTrL14
via IFTTT

No comments:

Post a Comment