Tuesday, March 7, 2017

Wareysi la Xiriira Soomaali Lagu Dilay Mareykanka

24-kii bishii tagtay ee Febraayo,  waxaa isbitaalka magaalada Pittspurgh ee gobolka Pennsylvania ku geeriyooday nin Soomaali ah oo 31 jir ah kadib markii ay si xun u garaaceen afar dhallinyaro ah oo raacay taksigiisa.

from VOA http://ift.tt/2lSjZ2x
via IFTTT

No comments:

Post a Comment