Laba ruux oo rayid ah ayaa geeriyootay laba kale oo ka tirsan ciidamada Puntland-na dhaawac ayaa soo gaaray, kadib marki kooxo hubeysan ay weerareen xalay sagaalkii fiidnimo bar koontarool oo ku taala dhinaca koofureed ee magaalada Boosaaso.
from VOA http://ift.tt/2kuuVXd
via IFTTT
No comments:
Post a Comment