Thursday, February 2, 2017

Madaxweyne Xasan oo ka Hadlay Go'aankii ICJ

Maxkamada Cadaalada ee Caalamiga ah (ICJ) ee saldhigeedu yahay dalka Holland ayaa shaley galabti xilliga magaalada Den Haag soo bandhigtey go'aankeedi ku aaddana dacwaddii badda Soomaaliya ee mudaba laga war-dhowrayey.

from VOA http://ift.tt/2jJwzQt
via IFTTT

No comments:

Post a Comment