Wednesday, February 1, 2017

Mareykanka oo Cambaareeyey Iran

Lataliyaha Amniga Qaranka ee Madaxweynaha Mareykanka General Michael Flynn ayaa Arbacadii cambaareeyey tuuristi ay Dowlada Iran tuurtay gantaal nuuca balistikada ah.

from VOA http://ift.tt/2kTU0vP
via IFTTT

No comments:

Post a Comment