Dowlada Mareykanka ayaa u hambalyeysay madaxweynaha cusub ee Soomaaliya Mohamed Abdullahi Mohamed (Farmaajo) oo xalay si aqlabiyad leh ay baarlamaanka Soomaaliya ugu doorteen gudaha magaalada Muqdisho. from VOA http://ift.tt/2k53JPI via IFTTT
No comments:
Post a Comment