Friday, February 3, 2017

Muqdisho: Banaanbax Lagu Taageeray Go'aankii ICJ

Bannaanbax lagu taageerayo go'aanka Maxkamadda Caalamiga ah ee Garsoorka ay shalay ku go'aamisay inay xaqu u leedahay qaadista dacwadda badda ee Soomaaliya iyo Kenya ayaa maanta ka dhacay Muqdisho.

from VOA http://ift.tt/2k3wwjy
via IFTTT

No comments:

Post a Comment