Saddex dhallinyaro ah oo ka mid ahaa 5 qof oo mudo 6 casho ka hor ay gaari kala degeen ururka Daacish ayaa xalay waxaa madaxyadooda la soo dhigay tuulada Karin oo 53 km u jirta degmada Qandala. from VOA http://ift.tt/2jWR53C via IFTTT
No comments:
Post a Comment