Qaramada Midoobay ayaa arbacadii shaaca ka qaaday in haddii labada bilood ee soo socda Somalia lala gaari waayay kaalmo degdeg ah ay xaaladdu faraha ka sii bixi doonto, iyada oo ay imika jiraan abaaro aad u daran.
from VOA http://ift.tt/2ktXyEn
via IFTTT
No comments:
Post a Comment