Monday, February 6, 2017

Trump: Haddii ay Wax Dhacaan ha la Eedeeyo Xaakimka

Madaxweyne Donald Trump ayaa u sheegay in dadka Mareykanka in "haddii ay wax dhacaan", ay tahay inay ku eedeeyaan xaakimka joojiyey amarkiisii ahaa in dalka laga mamnuuco dadka kasoo jeeda toddoba dal oo dadkooda ay u badan yihiin muslimiin.

from VOA http://ift.tt/2jTclsz
via IFTTT

No comments:

Post a Comment