Tuesday, February 7, 2017

Warkii Ugu Dambeeyay ee Doorashada Soomaaliya

Magaalada Muqdisho waxa la filayaa in manata ay ka dhacdo doorashada madaxtinnimada Soomaaliya ee dowladda afarta sano ee soo socota. Waxa aad loo adkeyey amniga caasimadda, inkastoo xalay meelo ka mid ah laga maqlay dhawaqa rasaas oo madaafiic ay ka mid tahay.

from VOA http://ift.tt/2kFPmP5
via IFTTT

No comments:

Post a Comment