Saturday, February 4, 2017

Xarunta Lagu Qabanayo Doorashada Madaxweynaha Soomaaliya oo La Badalayo

Wararka ka imanaya magaalada Muqdishu ayaa sheegaya in laga yaabo in la beddelo xarunta lagu qabanayo doorashada madaxweynaha Soomaaliya oo ahayd Akadamiyada Booliiska ee Muqdishu.

from VOA http://ift.tt/2kdinTp
via IFTTT

No comments:

Post a Comment