Monday, August 27, 2018

AMISOM oo Garoonka Muqdisho Stadium ku wareejisay Dowladda

Warsaxaafadeed ay soo saartay dawlada faderaalka ah ee Soomaaliya ayaa lagu sheegay in dawladu ay ciidamada Amisom kala wareegtay garoonka Muqdisho Stadium.

from VOA https://ift.tt/2odYYmv
via IFTTT

No comments:

Post a Comment