Jabhadda ONLF ayaa sheegtay inay iskaashi la samaysatay urur la yiraahdo Somali Regional Democratic Alliance, ayna samaysteen isbahaysi lagu magacaabo Somali Coalitition for Freedom. from VOA https://ift.tt/2nS4g7f via IFTTT
No comments:
Post a Comment