Sunday, August 19, 2018

Maalinta Bani'aadaminimada Caalamiga ah

Maanta oo kale 19 August waxaa Dunada laga xusaa maalinta Bani,adamnimada iyadoo xuska maalintan ay Qaramada Midoobya u asteesay 19 August 2003dii xiligaas oo shaqaalo samafalka ka shaqeyaa lagu dilay Magaalada Baqdaad ee dalka Ciraaq

from VOA https://ift.tt/2MZOTEJ
via IFTTT

No comments:

Post a Comment