Friday, August 24, 2018

RW Abiy Ahmed oo la Kulmay Soomaalida Itoobiya

Reysal wasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed ayaa maanta Addis Ababa kula kulmay boqollaal Soomaali ah, iyagoo labada dhinac ka wada-hadlay xaaladda gobolka Soomaalida iyo waliba isbeddelka ka socda Itoobiya.

from VOA https://ift.tt/2NdRB9y
via IFTTT

No comments:

Post a Comment