Wednesday, August 29, 2018

Soomaali lagu Boobay S. Africa

Dukaamo 20 ka badan ayaa lagu dhacay deegaanka Suweeto ee dalka Koonfur Africa, kadib markii ay kusoo qamaameen boqolaal dhalinyaro ah oo kasoo jeedo dadka danyarta ah ee degan deegaanada ku dhow halkaasi.

from VOA https://ift.tt/2PRe26q
via IFTTT

No comments:

Post a Comment