Thursday, August 30, 2018

Cameroon: Iskuullo Xirnaa Sanado oo Dib-u-furmaya

Iskuullada ku yaalla gobollada afka Inigiirisiga looga hadlo ee dalka Cameroon ayaa u diyaar garoobaya inay dub u furaan waxbarashada markii ugu horeysay muddo laba sanadood ah.

from VOA https://ift.tt/2LDy0y0
via IFTTT

No comments:

Post a Comment