Tuesday, August 28, 2018

Shacab Fara badan oo ka qeyb galay wareejinta Muqdisho Stadium

Boqollaal qof ayaa ka qeyb galay xaflad lagu maamuusayay wareejinta garoonka ciyaaraha ee Muqdisho Stadium oo muddo 7 sanno ah ay deganaayeen ciidamada nabad-ilaalinta midowga Afrika ee AMISOM.

from VOA https://ift.tt/2PKA76k
via IFTTT

No comments:

Post a Comment