Monday, August 20, 2018

Ronaldo, Modric iyo Salah oo ku tartamaya abaalmarinta FIFA 

Ciyaaryahannada kala ah Cristiano Ronaldo, Luka Modric iyo Mohamed ayaa isugu soo haray tartanka abaalmarinta laacibka sannadka ee Xiriirka Kubadda Cakta Yurub ee loo soo gaabiyo UEFA.

from VOA https://ift.tt/2MZQpGH
via IFTTT

No comments:

Post a Comment