Wednesday, August 29, 2018

Khartoum: Riek Machar oo Saxiixay Heshiis Nabdeed

Dhex dhexaadiye Sudaani ah ayaa sheegay in hoggaamiya mucaaradka ah ee Koonfur Sudan Riek Machar uu go'aansaday in uu saxiixo nuqulkii ugu dambeeyay ee heshiiska nabadda loogu soo dabaalayo dalka ay shanta sano dagaallada ragaadiyeen.

from VOA https://ift.tt/2Ph2bgz
via IFTTT

No comments:

Post a Comment