Friday, August 31, 2018

Isku-aadka Europa League oo La Sameeyay

Xiriirka kubadda cagta Yurub ayaa maanta soo saaray isku-aadka tartanka Europa League oo ah tartanka labaad ee ugu xiisaha badan dhinaca kubadda cagta Yurub.

from VOA https://ift.tt/2NxZ3MT
via IFTTT

No comments:

Post a Comment