Monday, August 20, 2018

Ohio: Urur Dhaqan celin u sameeya Dhalin-yarrada Soomaaliyeed

Urur ka hawl gala magaalada Columbus ee gobolka Ohio ee dalka Maraykanka ayaa mudooyinkii u danbeeyey ku gudo jiray dedaal ay dhalinyarada ku siiyaan tobabar iyo wacyigalin si  ay dhalinyarada kaga mashquuliyaan waxyaabaha mustaqbalkooda dhaawici kara.

from VOA https://ift.tt/2w0fzi3
via IFTTT

No comments:

Post a Comment