Barnaamijka Wicitaanka Dhageystaha ee toddobaadkan waxaa marti ku ah Guddoomiye kuxigeenka ururka SRAJ oo ah u dhaqdhaqaaqa siyaasadda iyo caddaaladda Ismaamulka Soomaalida Ethiopia, kana mid ahaa dad RW Ethiopia Abiy Ahmed kula kulmay Addis Ababa
from VOA https://ift.tt/2BWHMMi
via IFTTT
No comments:
Post a Comment