Thursday, August 30, 2018

Balcad: Maleeshiyaad Weeraray Fariisin Ciidan

Maleeshiyaad hubeysan ayaa xalay weerar ku qaaday fariisin ay ciidamada dowladda Soomaaliya ku leeyihiin tuulada Xawaadleey, duleedka Balcad ee gobolka Shabeellaha Dhexe.

from VOA https://ift.tt/2ooN2hQ
via IFTTT

No comments:

Post a Comment