Sunday, August 26, 2018

Dhul gariir Garaacay Iran

Ugu yaraan hal ruux ayaa ku dhintay tobneeyo kalana dhaawacyo ayaa kasoo gaaray kaddib dhul gariir cabbirkiisu dhamaa 6.0 uu Axaddi maanta ku dhiftay galbeedka dalka Iran.

from VOA https://ift.tt/2P6NkVX
via IFTTT

No comments:

Post a Comment