Hay'adda xuquuqda aadanaha ee Human Rights Watch ayaa ugu baaqday dawladda Itoobiya inay ogolaato baadhitaan madaxbannaan oo lagu sameeyo gabood-fallo ay hay'addu sheegtay inay ka dhacayeen Gobolka Ismamaulka Soomaalida in ka badan 10 sano.
from VOA https://ift.tt/2wgCyEP
via IFTTT
No comments:
Post a Comment