Waxaa shalay subax magaalada Toronto ee dalka Canada, gaar ahaan xaafadda ay Soomaalida ku badan tahay ee Weston and Lawrence, lagu dilay wiil Soomali ah oo da'diisa lagu sheegay 30 jir. Wiilkan ayaa magaciisa la yiraahdaa Kaafi Bashiir Bahweyn.
from VOA https://ift.tt/2PCM9Pd
via IFTTT
No comments:
Post a Comment