Monday, August 27, 2018

Puntland: Baarlamaanka oo Diidey Mowshin Laga Keenay DP World

Baarlamaanka Puntland ayaa maanta diiday mowshin ka dhan ahaa shirkadda DP World oo baarlamaanka ay keeneen xubno ka tirsan baarlamaanka maamulka Puntland.

from VOA https://ift.tt/2Pbq9di
via IFTTT

No comments:

Post a Comment