Wednesday, August 22, 2018

Ciidamada Maraykanka oo Duqayn ay ka Fuliyeen Duleedka Kismaayo ku Dilay Laba Xubnood oo Al-shabaab ah.

War saxaaafadeed ka soo baxay xarunta taliska ciidamada Maraykanka ee Africa ayaa lagu sheegay in iyagoo gacan ka helaya dawlada faderaalka ah ee Soomaaliya ay weerar ka fuliyeen meel qiyaastii 46 killometer waqooyi bari kaga beegan magaalada Kismaayo ay ku beegsadeen kooxda Al-shabaab isla markaana ku dileen 2 xubnood oo argagixiso ah.

from VOA https://ift.tt/2BvU8KZ
via IFTTT

No comments:

Post a Comment