Magaalada Xuddur ee gobolka Bakool ayaa waxaa laga furay dugsi hoose iyo dhexe oo loogu talo galay carruurta agoonta ah. Iskuulka oo magaciisa la yiraahdo Ibrahim Cali Gorodaase Education Center ayay ardaydu ku dhiganayaan si lacag la'aan ah.
from VOA https://ift.tt/2Nho5jt
via IFTTT
No comments:
Post a Comment