Monday, August 27, 2018

Qof Soomaali ah oo Lagu Diley Columbus, Ohio

Is-rasaaseyn ka dhacdey xaley magaalada Columbus ee gobolka Ohio ayaa la sheegayaa in hal qof oo Soomaali uu ku dhintey mid kalena uu dhaawac culus soo gaarey, sida ay sheegeen madaxda jaaliyadda. Booliiska ayaan illaa iyo hadda sheegin waxa keeney is-rasaaseyntaas.

from VOA https://ift.tt/2PcL7bP
via IFTTT

No comments:

Post a Comment