Wednesday, August 22, 2018

Weerar Xalay Ka Dhacay Magaalada Marka

Mas'uuliyiinta magaalada Marka ayaa idaacadda VOA u sheegay in dhowr maleeshiyaad ka tirsan oo ka tirsan ururka Al-Shabab ay ku dhinteen iska horimaad xalay magaalada ku dhexmaray ciidamada dawladda iyo maleeshiyada Al-Shabab

from VOA https://ift.tt/2PsJXJX
via IFTTT

No comments:

Post a Comment